1/6
Tamaam For Drivers screenshot 0
Tamaam For Drivers screenshot 1
Tamaam For Drivers screenshot 2
Tamaam For Drivers screenshot 3
Tamaam For Drivers screenshot 4
Tamaam For Drivers screenshot 5
Tamaam For Drivers Icon

Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi
Trustable Ranking Iconविश्र्वासार्ह
1K+डाऊनलोडस
15MBसाइज
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
अँड्रॉईड आवृत्ती
2.2(27-01-2023)नविनोत्तम आवृत्ती
-
(0 समीक्षा)
Age ratingPEGI-3
डाऊनलोड
तपशीलसमीक्षाआवृत्त्यामाहिती
1/6

Tamaam For Drivers चे वर्णन

Tamaam Taxi


Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.


Car rental


Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.


Food delivery


Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.


Water truck delivery


Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.


Plumber


Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.


Electrician


Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

Tamaam For Drivers - आवृत्ती 2.2

(27-01-2023)
इतर आवृत्त्या
काय नविन आहेupdated performance and overall functionality

अजुनपर्यंत कोणतेही अभिप्राय किंवा रेटिंग्ज नाहीत! हे देणारे पहिले होण्यासाठी कृपया करा

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Tamaam For Drivers - एपीके माहिती

एपीके आवृत्ती: 2.2पॅकेज: com.tamaamtaxi.darawal
अँड्रॉइड अनुकूलता: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
विकासक:Tamaam Taxiगोपनीयता धोरण:https://www.tamaamservices.com/privacy-policyपरवानग्या:41
नाव: Tamaam For Driversसाइज: 15 MBडाऊनलोडस: 1आवृत्ती : 2.2प्रकाशनाची तारीख: 2023-01-27 02:57:29किमान स्क्रीन: SMALLसमर्थित सीपीयू:
पॅकेज आयडी: com.tamaamtaxi.darawalएसएचए१ सही: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8विकासक (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMसंस्था (O): Tamaam Groupस्थानिक (L): Hargeisaदेश (C): SOराज्य/शहर (ST): Waqooyi Galbeedपॅकेज आयडी: com.tamaamtaxi.darawalएसएचए१ सही: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8विकासक (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIMसंस्था (O): Tamaam Groupस्थानिक (L): Hargeisaदेश (C): SOराज्य/शहर (ST): Waqooyi Galbeed

Tamaam For Drivers ची नविनोत्तम आवृत्ती

2.2Trust Icon Versions
27/1/2023
1 डाऊनलोडस14.5 MB साइज
डाऊनलोड

इतर आवृत्त्या

2.1Trust Icon Versions
29/11/2022
1 डाऊनलोडस14.5 MB साइज
डाऊनलोड
1.5Trust Icon Versions
18/1/2021
1 डाऊनलोडस14.5 MB साइज
डाऊनलोड
1.9.2Trust Icon Versions
15/6/2021
1 डाऊनलोडस17 MB साइज
डाऊनलोड
appcoins-gift
बोनस खेळअजुन अधिक बक्षिसे मिळवा!
अधिक
Shapes & Colors learning Games
Shapes & Colors learning Games icon
डाऊनलोड
Critter Crew | Match-3 Puzzles
Critter Crew | Match-3 Puzzles icon
डाऊनलोड
Rummy 45 - Remi Etalat
Rummy 45 - Remi Etalat icon
डाऊनलोड
Mecha Domination: Rampage
Mecha Domination: Rampage icon
डाऊनलोड
Jewels Legend - Match 3 Puzzle
Jewels Legend - Match 3 Puzzle icon
डाऊनलोड
Avakin Life - 3D Virtual World
Avakin Life - 3D Virtual World icon
डाऊनलोड
Escape Room - Christmas Quest
Escape Room - Christmas Quest icon
डाऊनलोड
Age of Kings: Skyward Battle
Age of Kings: Skyward Battle icon
डाऊनलोड
Clash of Kings
Clash of Kings icon
डाऊनलोड
Kids Rhyming And Phonics Games
Kids Rhyming And Phonics Games icon
डाऊनलोड
T20 Cricket Champions 3D
T20 Cricket Champions 3D icon
डाऊनलोड
Alice's Dream :Merge Games
Alice's Dream :Merge Games icon
डाऊनलोड